Soomaaliyeey toosoo
Toosoo Isku tiirsada ee
Hadba Kiina taagdaranee
Taageera waligiinee
Idinkaysu tookhaayoo
Idinkaysu taamaayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Waddankiisa taamyeeloo
Sharcigaa Isku Kiin tolayoo
Luuqadaa tuwaaxid Flávia
Arligiina taaka Flávia
Kuma kala tegeysaan oo
ari Tirão ah oo dhaxalaa
Sideed laydin tão tubayoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiin idiin talina oo
Tuldo geel ah baad de dhacan oo
Toogasho u badheedhanee
Ma dhulkaas dhanee tegeybaan
Ninna dhagax u tuurayn
Qaran aan hubkuu tumayo
Tooreyda dhaafayn
Oo aan Taar samayn karin
Uur kutaallo weynaa
Hadba waxaan la taahaayoo
Togagga uga qaylshaa
Nin dalkiisii cadow taaboo
U tol waayey baan ahayee
Hadba waxaan laa ooyaayoo
Oo ilmadu iiga qubaneysaa
Iqtiyaar nin diidoo de loo
La addoon sadaan ahayee
sendo traduzido, aguarde..
